Madaxwe Deni Oo Soo Xiray Koobka Kubadda Cagta Ee Horyaalka Heerka Koowaad Ee Puntland

Garoowe, PUNTLAND — Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta soo xiray Koobka kubadda cagta Naadiyada heerka koowaad ee Gobollada Puntland, isagoo daawaday Ciyaarta kama danbeysta ah Final-ka Koobka oo ay isugu soo hareen Kooxaha Homboboro FC iyo Comsed FC, wuxuuna Koobka guddoonsiisay Kooxda Homboboro FC oo ku guuleysatay Gool-Ku-Laad. Madaxweynaha ayaa boggaadiyey …