Abwaan Gorod Jare oo degmada Waaciye kaga qayb galay furitaanka dugsi farsamada gacanta ah

Waaciye, Karkaar — (PF) Magaalada Waaciye oo ka tirsan gobolka Karkaar ee Dawladda Puntland waxaa safar shaqo u yimid si uu uga qayb galo furitaanka dugsi farsamada gacanta ah, Abwaanka wayn ee Reer Puntland Abwaan Gorod Jare, oo ka mid ah laf dhabarta dhallinyarta Puntland. Abwaan Gorod oo kaso kicitimay xarunta gobolka Karkaar ee Qardho …